canaan
(m.dh)

Hadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canaan

babcanaan [m.f.dh]
eeg babcan. ld babcanaansho.

babcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld babcanaan.

beerjilcanaan [m.f.dh]
eeg beerjilcan. ld beerjilcanaansho, beerjileec (2).

beerjilcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld beerjilcanaan.

cadanyo [m.dh]
Cuncun oogada laga dareemo. ld cadayo¹, canaanyo, cananyo.

cadanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cadanyo dareemid. ld cadayoo, canaanyoo, cananyoo.

cadanyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg cadanyood. ld cadayood, canaanyood, cananyood.

calooljilcanaan [m.f.dh]
eeg calooljilcan. ld calooljilcanaansho.

calooljilcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld calooljilcanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg