candhakarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Candho xoolaad wax aad u dararay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhakarsan ↴
candhakarsanaan [m.f.dh]
eeg candhakarsan. ld candhakarsanaansho.
candhakarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld candhakarsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg