Candhasaabo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhasaabo

candhasaabasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg