candhokar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Candho xoolaad aad u dararid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhokar

candhokarid [m.f.dh]
eeg candhokar.

candhokarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Candho xoolaad wax aad u dararsan ahaansho.

candhokarsanaan [m.f.dh]
eeg candhokarsan. ld candhokarsanaansho.

candhokarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld candhokar-sanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg