Canshuurqaade

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canshuurqaade

canshuurqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg