Cantalaal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.
Cantalaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Qof hurdaya hadlid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cantalaal ↴
cantalaalid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

