Cantalyaa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cantalyaa ↴
candallaa | cantalay | cantallaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg