cantatab
(m.l)

1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. 2. C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab¹.

cantatab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cantatab

cantatabid [m.f.dh]
eeg cantatab². ld catatabid.

catatab [m.l]
ld cantatab¹.

catatab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld cantatab².

catatabid [m.dh]
ld cantatabid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg