Caraacar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh. 2. Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caraacar

caraacir | caraancar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg