Carbuun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.
Carbuun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carbuun ↴
carbuunad | carbuunan | carbuunasho | carbuunid | carbuunnaan | carbuunnaansho | carbuuno |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg