Cargaagtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld cargaagtamid.

Cargaagtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cargaagtan

cargaagtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg