Carrabbaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Gefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.
Carrabbaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. (f.g) Wax xusid ama sheegid. 2. (f.mg) Si qalad in yar oo tibix ah ka sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carrabbaab ↴
carrab | carrabbaabid | carrabbow | carrabbow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg