carrabdhaw
(m.l)

Alalaas; mashxarad.

carrabdhaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dhebay,- dhawday; -dhebi)

Mashxarad samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrabdhaw

carrabdhebid [m.f.dh]
eeg carrabdhaw².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg