Carraggoys

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. C. ah: roob xoog badan oo dhulka bohola ka jeexa. 2. Xaro cusub aan degel hore ahayn. 3. ld carraggoyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carraggoys


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg