Carragguur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ka tegidda carrada nafaqada leh ka tagto dhul, daad, dabayl iwm awgeed. ld carroguur.

Carragguur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dabayl, daad iwm awgeed dhul carrada nafaqada leh ka tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carragguur

carragguurid | carroguur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg