carrogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Haan ama dhiil la culay biyo ama caano wax carka looga dhaqay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrogan ↴
carrognaan [m.f.dh]
eeg carrogan. ld carrognaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg