carrow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-raabay, -rowday; -raabi)1. Wax ciid yeelasho. 2. ld carraaw.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrow ↴
carraabid [m.f.dh]
1. eeg carrow. 2. eeg carraaw.
carraabo [m.dh]
Socod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsanayo. ld carrowtiin.
carraaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aabay, -aabtay)
Galab meel u socosho. ld carrow (2).
carroobid [m.f.dh]
eeg carrow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg