Carsaanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carsaanyo ↴
carcarsaanyo | carsaanyow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg