carshaasho
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2. Timir aan aad u bislaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carshaasho

carshacarshe [m.l]
Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg