Cashatab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.


Cashatab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab², catajebi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cashatab

cashatebi | cashatebid | catajab | catajebi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg