casiis
(m.l)1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casiis ↴
casiisad [m.dh]
1. C. ah: ciso leh (haweenay). 2. Kimis, si gaar ah oo farsamo iyo aalad badan u baahan, loo sameeyo.
casiisnimo [m.dh]
Cisiis ahaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg