Casmali

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

C: ah: shaah aan caano lagu darin; bigays.


Casmali

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tarbuush guduudan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casmali


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg