catir
(m.dh) (-ro, m.l)Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.
catir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -risay)Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catir ↴
bulay [m.l]
Mayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.
cartir [m.l]
ld catir¹.
cartir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld catir².
cartiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld catiran.
cartirid [m.dh]
ld catirid.
cartirnaan [m.dh]
ld catirnaan.
cartirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld catirnaan.
catiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg