Cawaag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Miraha geedka mayrada. 2. Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawaag


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg