Cawdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawdan

cawdnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg