Caweysin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.


Caweysin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caweysin

caweysimid | caweysimo | caweysindambe | caweysinhoraad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg