Cawilceli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax dhumay beddelkood siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawilceli ↴
cawilcelin | cawilcelis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg