Cawlikudhashay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o. 2. Roob badan oo xilliga gu'ga bartamihiisa da'a. ld cawlikudhal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawlikudhashay

cawlikudhal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg