caynso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Hanti, caymis ka diiwaan gashasho. 2. Rati, cayn ku xirasho. 3. Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caynso ↴
caynsasho [m.f.dh]
eeg caynso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg