Ceelaljoog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya. 2. Nooc shimbiraha ka mid ah oo badanaa aan laga ag waayin meelaha biyaha leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceelaljoog


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg