Ceelka-aartiis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal ..., m.l)

(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceelka-aartiis


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg