Ceesh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cuntada la cuno; quud. ld caysh¹.

Ceesh

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Nafley noolaansho. ld caysh².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceesh

caysh | caysh | cayshid | ceeshid | maceeshad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg