Celceliska heerka badda (C.H.B.)

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(juqr.) (C.H.B.) Celceliska heerka badda, marka laga xisaabiyo indhaindhayn badan oo la sameeyay muddooyin isla eg gudahood.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga celceliska heerka badda (C.H.B.)


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg