ceshiimo
(m.dh)1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceshiimo ↴
ceshino [m.dh]
ld ceshiimo.
cishiino [m.dh]
ld ceshiimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg