Cesho
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)1. Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho. 2. Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cesho ↴
kaadi-ku-ceshoomid | ceshasho | indhafiiqid | qaldhac | sirqi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg