Ceydbax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
Ceydbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-baxay, -baxday)Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceydbax ↴
ceydbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg