Ceydbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceydbixi

ceydbixid | ceydbixin | ceydbixis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg