ceyrin
(m.f.dh)eeg cayri. ld cayris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceyrin ↴
buubi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley ceyrin. 2. Wax duulin. 3. Ku b.: wax, wax kale ku kor firdhin.
ceyro [m.dh]
Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg