cibaadeysi
(m.l)

ld cibaadeysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cibaadeysi

cibaadeysasho [m.f.dh]
eeg cibaadeyso. ld cibaadeysad, cibaadeysi.

quburi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: qof ahmiyad gaar ah siiya ku cibaadeysiga qubuuraha.

xaran [m.l]
Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg