cibaadeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Qof, cibaado samaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cibaadeyso ↴
cibaadeysasho [m.f.dh]
eeg cibaadeyso. ld cibaadeysad, cibaadeysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg