Cidan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhulka geed gaabka qodaxda lihi ku badanyahay.


Cidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Wax la ciday noqosho.


Cidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la ciday ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cidan

cidmid | cidnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg