Ciddillaab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Orod kadle ah oo gammaanku sameeyo.


Ciddillaab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Gammaan, orod kadle ah samayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddillaab

ciddillaabid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg