Ciddiyagaduudshe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Geed nagaar yar oo leh xididdo dhuudhuuban oo ciddiyaha lagu guduudsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddiyagaduudshe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg