Ciidanxun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

1. Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho. 2. Qof aan ciidan geli karin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciidanxun

ciidanxumaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg