Ciijin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld ceejin.
Ciijin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciijin ↴
ceejin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg