Ciiqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin m.l)1. Meel ciriiri ah oo maritaankeedu dhib yahay. 2. ld ceego.
Ciiqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Nafley dhibaato la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciiqo ↴
ceego | ciiqasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg