Cilin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-immo/-inno, m.dh)1. Nin dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. Qof qaarka dambe naafo ka ah.
Cilin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)1. Haweeney dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. C. ah: miro jirro awgeed la yaryaraaday.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cilin ↴
calaan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

