Cillaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahayn oo ubaxiisu udgoon yahay. 2. Budo caleen oo marka la qaso ciddiyaha, timaha iwm lagu guduudsado.
Cillaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ammo m.l)Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cillaan ↴
yaanyo | tabakar | batiikh | cillaangeedafuul | daxal | jafeeco | tufaax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg