cilladee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Wax cillad u yeelid. ld cillee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilladee

cilladayn [m.f.dh]
eeg cilladee. ld cillayn.

cillee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld cilladee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg