Cillal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Geed nagaar faalala, leh caleemo balballaaran iyo buruq weyn oo dhulka ku aasan oo la cuno.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cillal


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg